Madaxweyne Deni oo taageero balaaran loogu muujiyay Magaalada Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kaga qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay isaga iyo xisbiga uu hoggaamiyo. Munaasabadan ayaa sidoo kale loogu mahad-celinayay laguna dhiirogelinayay bulshada Gaalkacyo, Sidii wanaagsaneynd ee ay taageerada ugu muujiyeen urur Siyaasadeedka KAAH iyo Waxqabadka  Madaxweynuhu ku hoggaamiyey Puntland. … Continue reading Madaxweyne Deni oo taageero balaaran loogu muujiyay Magaalada Gaalkacyo (Sawirro)